December 31, 2021 (HOL) - Jimco Hay'adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA, ayaa soo saartay digniin ay ciidamadeeda uga digayso inay ku milmaan Siyaasadda iyo waajibaadka CiidamadaTallaabadan ayaa qeyb ka ah go'aanno maalmihii la soo dhaafay ka soo baxayay Talisyada ciidanka xoogga dalka iyo Booliska, kuwaas oo ay ciiddamada qalabka sida eeIn Ciidamada dhexdhexaad ka noqdaan siyaasadda, NISA ayaa sidoo kale sheegtay in ay tixgalinayso baaqyo ka imaanayay shacabka Soomaaliyeed oo ah in Ciidamada dhexdhexaad Iyo raysal wasaaraha ayaa saamayn ku yeeshay arrimaha ciiddamada xiisado ka dhashay khilaafka siyaasadeed ee madaxweynaha iyo raysal wasaaraha ayaa saamayn ku yeeshay Farmaajo in ciiddanka qaranka uu adeegaday in lagu afgambiyo dowladnimada haatan jirta islamarkaana dalka dib Raysal wasaare Rooble ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in ciiddanka qaranka u