dadka daga gobolada sool iyo sanaag iyo cayn ee marka la isku dhaho ssc ayaa banaanbax looga soo horjeedo maamulka somaliland ee doonaya ictiraaf
ineysan marnab laga xukumidoonin somaliland gobolada ssc
waxayna ku dhawaaqayaan anagu waxaanu nahay somali madooneyno somaliland