Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay si rasmi ah u furi doonto xudduudka
January 08, 2022
0
Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay si rasmi ah u furi doonto xudduudka ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay saraakiisha waddankaasi cabsi ka muujiyeen in kooxda Al-Shabaab ay badeecado shar-cidarro ah dalkaasi soo galiyaan oo ay ka helaan dhaqaale
Tags