Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa kudhaawacmay qarax uu la beegsaday qof naftiisa haligay kaas oo ka dhacay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Qoraal ka soo baxay shirkadda Ra'iisul Wasaaraha ayaa lagu yiri,
"Afhayeenka XFS Mudane Mohamed Ibrahim Moalimuu waxaa labada ka soo
gaaray weerar argagixisadu la beegsadeen gaarigii uu saarnaa.
Xaalka labada mas'uul ayaa halis ma aha,
waxaan u rajeyneynaa caafimaad deg deg ah inuu illahay siiyo,