Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa
hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya
Danjire Per Lindgärde.
Madaxweyne
Deni iyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya
Danjire
Per Lindgärde ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira Doorashooyinka iyo sidii
waqtiga loo asteeyay Doorashooyinka loogu qaban lahaa.
Safiirka
Sweden ee Soomaaliya Danjire Per Lindgärde ayaa Deni uga mahadceliyey qabiilada
uu qabilay isagoona shegay in ay diyaar u tahay dowladda Sweden sidii ay usii
kordhin laheeyd taageerada ay siiso Soomaaliya.
Dowladda
Sweden ayaa kamid ah Dowladaha
taageero
Soomaaliya waxa ayna ku bixisaa dhaqaalo farabadab sidii ay Soomaaliya Hormar
dhaqaalo iyo mid amni ugaari laheeyd.