Wefdi Ballaaran oo uu madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw gaaray magaalada Beledweyne
February 06, 2022
0
Wefdi Ballaaran oo uu madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha iyo Wefdigiisa waxaa garoonka ku soo noqday Madaxweyne ku xigeenka, warbaahinta gobolka Hiiraan iyo goo kale
Tags