Type Here to Get Search Results !

geraar aad umacaan badan

GEERAAR JACEYL 2024 GEERAAR  OO  MACAAN 



erayo jaceyl oo cusub
sidee wiil jaceyl loogu abuuraa?
waa maxay jaceyl?

Sidee loo-isticmaalaa geeraar jacayl ah oo gaaban ? Markaad jeceshahay qof, waa muhiim inaad geeraar jacayl oo amaan ah u dirto. Gaar ahaan kuwo soo jiidanaya qalbiga qofka. 
  1. Geeraar jacayl oo macaan  


Waxaa tahay midaan doortay. 
Dumar aan ka caashaqay. 
Dookhaygu raacay. Dahabiyo luul. 
Waxaa tahay midii ka-darnayd. 
Dhab ahaantii ma-jiro. 
Midaan kugu doorsan karo. 
Waxaa tahay qayb kamid noolashayda. 
Waxaa tahay farxadayda. 
Waxwalba ayaad ii tahay. 
Waana ku jeclahay. 




2. Geeraaro jacayl oo amaan dumar ah
  • Geenyadaan doortaay.
  • Gibilkeeda markaan arko.
  • Oo gacanteeda qabsado.
  • Galgaceylka aan dareemayo.
  • Gees-walba dunida.
  • Iney gilgishaan waxyar.
  • Ayaa ka-dhiman.
  • Galgaceylka ma-gaboobo.
  • Ma-gambado guntiga hoose.
  • Ayuu gabaad ka-dhigtaa wadnaha.
3. Geeraar jacayl oo soo jiidasho leh
          
  • naftu way kuu xiistaa.
  • Wayna ku jeceshahay.
  • Hana ka-dheeraan waligaa.
  • Waxaa tahay aragaygi.
  • Mustaqbalkaygi ayaa tahay.
  • Waxaa tahay iftiinki noolashayda.
  • Ma-jiro waxaan adiga kugu doorsanayo.
  • Mana-jiro cidaan adiga kula-meel dhigayo.




Tags

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID