Afhayeenka baarlamaanka Lubnaan Nabih Berri ayaa warbaahinta u sheegay in Israa’iil ay qarka u saaran tahay in ay jebiso qodobbada heshiiska, kaddib markii dhowr gantaal lagu weeraray xadka.
Dhinaca kale, Safiirka Maraykanka u jooga dalka Lubnaan, Amos Hochstein, waxa uu fariin u diray Daalibaan oo uu kaga digay cawaaqib-xumada ka dhalan karta haddii ay ka jawaabi waayaan.
"Nidaamka Dimishiq waa in uu la fariistaa mucaaradka oo uu dhageystaa" waxaa sidaas yiri wasiirka arimaha dibada Turkiga Hakan Fidan.
Wall Street Journal: Bashaar Al-Asad ayaa maalmihii u dambeeyay booqasho ku tagay magaalada Moscow si uu taageero dheeraad ah uga codsado, Ruushka ayaana diiday inuu ka hadlo booqashadan.